
Belangrijk nieuws voor Somaliërs die in Nederland, België en Duitsland wonen
WARGELIN muhiim ah oo ku socota Soomaalida ku dhaqan Netherland, Belgium & Germany
Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan Soomaalida ku dhaqan waddamada Netherland, Belgium & Germany ibannaanbax ballaaran oo ka dhici doono Magaalada Den Haag ee waddanka Netherland, bannaabaxaas oo noqon doona mid lagu cambaareynayo damaca ay Itoobiya ku dooneyso in ay ku boobto badda Soomaaliya.
Bannaanbaxan waxaa qabanqaabinaya dalladda isutagga ururada Soomaalida Netherland ee magaceeda loo soo gaabiyo FSAN.
Bannaabaxa, waxaa lagu wadaa inuu dhaco Maalinta Jimcada ee bisha Febraayo ay tahay 16 sannadka 2024, saacadu marka ay tahay 15:00 (Saddexda galabnimo) ilaa 18:00 (6-da galabnimo), goobtuna waa Carnegieplein. Den Haag.
Belangrijk nieuws voor Somaliërs die in Nederland, België en Duitsland wonen:
We willen alle Somaliërs die in Nederland, België en Duitsland wonen op de hoogte brengen van een grote demonstratie die zal plaatsvinden in Den Haag, Nederland. Deze demonstratie wordt georganiseerd door de koepelorganisatie van Somalische organisaties in Nederland, genaamd FSAN.
De demonstratie zal plaatsvinden op vrijdag 16 februari 2024, van 15.00 uur tot 18.00 uur op het Carnegieplein in Den Haag.